Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
-
-
-
Maxay shacabku u naceen xisbiga Muxaafidka UK?
10/07/2024 Duración: 11minMohamed Hassan Dable oo falanqaynaya natiijadii doorashada UK.
-
Australia Explained: hab maamuuska dadka Indijinooska
09/07/2024 Duración: 11minIlaalinta habmaamus dhaqameedka shacabka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka Australia waa talaabo muhiim ah oo hore loogu qaaday fahamka iyo ixtiraamka dadka taariqiyan leh dalkan aan ku nool nahay.
-
Xuska 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Flemington
09/07/2024 Duración: 12minXaflad lagu xusay 1-da Luuliyo ayaa lagu qabtay xaafadda Flemington ee Melbourne.
-
-
-
-
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo Cabdiweli Qambi
03/07/2024 Duración: 17minCabdiwali Qambi wuxuu u soo joogay markii u horaysay oo calamka Soomaaliya la saaray kadib markii dalku ka helay xoriyaddii gumaysigii Talyaaniga.
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo General Catoosh
03/07/2024 Duración: 12minGeneral Mohamed Atosh muxuu ka xasuustaa xoriyaddii iyo dawladihii ka danbeeyay?
-
-
Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray?
03/07/2024 Duración: 07minSenatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.
-
-
Cumar Nuur waa qoraaga buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha'
02/07/2024 Duración: 24minWaxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.
-
Xafladda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Melbourne
02/07/2024 Duración: 22minXafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.
-