Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 114:59:30
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Somali_Settlement_Guide_Migration_290323
29/03/2023 Duración: 13minQuburada xanuunka dhimirka ayaa sheegay in qaar ka mid dadka soogalootiga ah ay maraan hubaal la’aan joogto ah.
-
Salaanta Naziyiinta oo laga fiirsanayo in laga mamnuuco Victoria
28/03/2023 Duración: 06minIyada oo hore looga mamnuucay Victoria astaamaha Naziyiinta, waxaa hadda laga fiirsanayaa in la mamnuuco salaanta gacanta la taago ee lagu yaqaanay Nazi Germany.
-
Maxaa iska badalay Islam-Nacaybka Australia
28/03/2023 Duración: 06minWaa isdee xaaladda Islam Nacaybka dalka Australia?
-
Halkan kala soco idaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
24/03/2023 Duración: 53minHalkan ka dhagayso SBS Somali
-
Sidee aftida looga qaadaa Australia?
24/03/2023 Duración: 04minWaxaa dhamaadka sanadkan lagu qabanayaa dalkan Australia afti shacabka lagu waydiinayo in dastuurka wax laga badalo si dadka dalka loogu yimid cod ay ugu yeeshaan baarlamaanka dalka.
-
SBS Somali: Wararkii u danbeeyay ee maanta iyo Soomaaliya
24/03/2023 Duración: 08minIdaacadii u danbaysa ee SBS Somali
-
Settlement Guide: After a car crash
22/03/2023 Duración: 12minHalkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa talaabo kasta oo aad qaadi lahayd haddii aad shil gaari oo wayn ama mid yar ku gasho Australia. Sida caawimaad loo raadsado iyo xaquuqda aad leedahay haddii shilka aad ku gardaran tahay iyo haddii lagaa gardaran yahayba.
-
Sheekh Cabdinur iyo Faa'iidooyinka Ramadanka
22/03/2023 Duración: 10minIyada oo malaayiin Muslimiin ah caalamka oo dhan ay soomayaan ayaan Sheekh Cabdniur Sheekh Mohamed ka waraysanay faa'iidooyinka Ramadanka.
-
Dawlada Australia oo lagu booriyay inay caawiso dadka gaajaysan ee Bariga Africa
20/03/2023 Duración: 08minGudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Queensland iyo Hay'ado gargaar ayaa dawlada Australia ka dalbanaya inay ka qayb qaadato gargaarka loo fidinayo dadka macaluushu saamaysay ee Bariga Africa iyo qaybo kale oo dunida ah.
-
Jaaliyada melbourne oo xaflad soo dhawayn ah u samaysay Dr Bashir Nuur
20/03/2023 Duración: 06minDr Bashir Nur oo Jaaliyada Melbourne soo dhawaysay.
-
Kulanka wacyigalinta Abubakar iyo Cumar ee Melbourne
20/03/2023 Duración: 10minAbubakar iyo Cumar oo ah labo wiil oo walaalo ah ayaa kulan wacyigalin ah ku qabtay Melbourne.
-
Mohamed Catoosh 'nabadu waa inay shaqayso'
17/03/2023 Duración: 06minXaalada dalka Soomaaliya iyo Jeneraal Catoosh.
-
Kooxaha lagaha xaqaaleeya oo gacan bir ah lagu qabanayo
17/03/2023 Duración: 05minHay'addo kala duwan oo dawlada federalka Australia ayaa asaasay cutub la dagaalama lacagaha la xalaaleeyo (money laundering).
-
-
SBS Somali full program
16/03/2023 Duración: 52minIdaacadii SBS Somali ee u danbaysay oo dhamaystiran
-
somali_settlement_guide_divoce_150323
15/03/2023 Duración: 14minFuritaanku wuxuu ka mid yahay walaaca ugu waayn ee qofku maro noloshiisa. Maadaama qarash lacageed iyo walaac maskaxeed uu ku baxo marka aad maxkamad aaddo. Nidaamka garsoorka Australia ayaa dhiiragaliya dhexdhexaadin iyo xal qoysku ka gaaro khilaafkooda intii la is dacwayn lahaa.
-
Muxuu yahay muranka uu dhaliyay Gary Lineker?
15/03/2023 Duración: 10minFariin uu bartiisa twitterka ku qoray Gary Lininker ayaa muran wayn ka dhalisay dalka UK. BBC ayaa shaqada ka fariisisay ninkan hore u ahaa cayaaryow caan ah haddana falanqeeya cayaaraha.
-
Muumino Caynab: sicir bararka iyo qiimaha maciishada oo sii kordhaya
14/03/2023 Duración: 10minSida sicir bararka iyo maciishada oo sii kacaysay ay u saamayso qoysaska Soomaalida ee Australia ayaa waxaa nooga waramaysa Muumino Caynab.
-
-
Falanqayn: doorashada NSW ee 25 bishan iyo Abdikarin Agey
10/03/2023 Duración: 05minFalanqayn: doorashada NSW iyo Abdikarin Cagey