Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 110:18:10
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Wararka maanta 20 Luuliyo 2023
20/07/2023 Duración: 05minWarar SBS Somali ee Australia iyo caalamka
-
Muqdisho oo lagu furay xarun daawooyinka lagu kaydiyo
19/07/2023 Duración: 10minWararka maanta iyo Soomaaliya
-
Doodaha Haa iyo Maya ee Aftida soo socota oo la soo bandhigay
19/07/2023 Duración: 11minQoraalo lagu sharaxayo doodaha kala duwan ee aftida Codka oo la soo bandhigay.
-
-
Idaacadii SBS Somali oo dhamystiran
17/07/2023 Duración: 52minHalkan ka dhayso Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran
-
Wararka maanta ee Australia iyo caalamka
17/07/2023 Duración: 05minWararka maanta ee Australia iyo caalamka
-
Kulan is-xogwaraysi ah oo lagu qabtay Galbeedka Melbourne
14/07/2023 Duración: 17minWaxaa xaafadaha Galbeedka Melbourne dhawaan lagu qabtay kulan ay ka soo qayb galeen dhalinyaro aqoon yahano ah iyo waalidiin. Kulanka ayaa looga danlahaa si dhalinyaradu isu dhaafsadaan xirfadohooda, waxbarashada iyo sidii dhalinta yaryar ay u ogaan lahaayeen fursadaha shaqo, waxbarasho iyo xirfado ee dalka jira. Waxay sidoo kale ahayd fursad ay isku bartaan una kala faa’iidaystaan.
-
Maxaa ka soo baxay kulanka wadatashiga?
14/07/2023 Duración: 09minWaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan wadatashi ah oo ay ka soo qayb galeen madaxdii hore ee dalka iyo kuwa hadda talada haya.
-
SBS Somali Full Program 13 July, 2023
13/07/2023 Duración: 51minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali
-
-
Somali_Settlement_Guide_StudentAcc_120723
12/07/2023 Duración: 11minWaa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii taxana ahaa ee deganaanshaha, waxaana ku eegaynaa noocyada kala duwan ee goobaha ay degaan ardayda ajaaniibta ah ee dalkan Australia wax ku barta.
-
Xildhibaan Cali mahdi "Anigu waxaan qabaa kama aanaan soo bixin shaqadii nalaka rabay"
11/07/2023 Duración: 19minXildhinaab Cali Mahdi Mohamed oo xaaladda dalka Soomaaliya uga waramay SBS Somali,
-
-
-
Xuska 1 luuliyo iyo xaaladda Soomaaliya ee hadda
07/07/2023 Duración: 18minXubno ka tirsan jaaliyadda melbourne oo siyaalo kala duwan uga hadlay xaaladda dalka Soomaaliya hadda ku sugan yahay.
-
Maxaa loo xusaa ama loo dabaaldegaa Todobaadka NAIDOC?
07/07/2023 Duración: 07minWaxaanu warbixintan ku eegaynaa sida NAIDOC ku bilowday iyo waxa ay hadda tahay.
-
SBS Somali Full Program Arbaco 5 July
06/07/2023 Duración: 52minIdaacadii u danbaysay oo dhamaystiran
-
-
Somali_Settlement_Guide_moving_050723
05/07/2023 Duración: 09minSanad walba boqolaal kun oo qof oo Australian ah ayaa gobolada dalka u kala guura iyaga oo u guura shaqo, waxbarasho, qoys, hab nololeed ama inay caawimaad bulsho ka helayaan.
-